Qaar kamid ah xildhibaanadii Ahlu Sunna oo go,aankoodii badalay iyo Wararkii Ugu dambeeyay

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa xiligan ka taagan xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay kala qeybsanaanta guddigii loo xil saaray qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa. Xildhibaanada Ahlu Sunna ku matala guddiga doorashada ayaa qaadacay hogaanka guddiga , waxa ay sidoo kale Xildhibaaada Ahlu Sunna ugu jira Baarlamaanka Galmudug qaadaceen ka qeyb galka … Continue reading Qaar kamid ah xildhibaanadii Ahlu Sunna oo go,aankoodii badalay iyo Wararkii Ugu dambeeyay